Author: maamul

June 19, 2022

Doorsoonka cimilo iyo dalagga Beeraha

Somaliland waxa aad u yaraaday Roobabkii la filan jiray. taasi waxa ay saamayn toos ah ku yeelatay wax-soo-saarkii beeraha. xog laga helay xafiiska wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Gobolka Gabilay waxa ay muujisay hoos u dhacaas wax-soo-saar. Tusaale ahaan Hadhuudhka...

Read More