September 17, 2022
Xuska Maalinta Badbaadada Bukaanka (World Patient Safety Day)
Xuska Maalinta Badbaadada Bukaanka oo ah maalin qaramada Midoobay u astaysay badbaadinta Bukaanka ayaa dunida maanta oo kale sannad walba laga xusaa. Maanta oo kale 17 September Waxa la isku baraarujiyaa sidii loo laban laabi lahaa daryeelka badbaado ee...
