June 20, 2022
Basasha oo ka kala go’day suuqyadda Somaliland
Basasha oo ka mid ah khudaarta muhiimka ah ee sida maalinlaha ah dadku wax ugu karsadaan ayaa gabi ahaanba ka kala go’day Somaliland, kadib markii ay istaagtay basashii ugu badnayd oo ka iman jirtay dalka Yemen. Qiimaha Faraasiladda (12.5kg)...
